Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal dad kala duwan lagu soo qabtay (Daawo Sawirada)

Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa howlgal gaar ah waxa ay ka fuliyeen gudaha Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo iyo deegaano kale oo kuyaala duleedka degmadaasi. Howlgalka ay fuliyeen ciidamada Nabad sugida ayaa lagu soo qab qabtay dhowr qof uu ku jiro nin la tuhmayi in uu katirsan yahay Al Shabaab kaa … Continue reading Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal dad kala duwan lagu soo qabtay (Daawo Sawirada)